Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
muunad
Magac dheddig
1
Tayo wanaagsan.
2
Qurux haybad.
3
Xurmo iyo sharaf.
4
Qayb yar oo u taagan alaab la suuq-gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: muud
Magac lab
2: muudaa
Magac lab
3: muudal
Magac lab
4: muudi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: muudid
Magac faleed dheddig
6: muudin
Magac faleed dheddig
7: muudsasho
Magac dheddig
8: muudsii
Fal laba-gudbe, isrogrogga 2aad