Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
najaar
Magac lab
Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: najaarnimo
Magac dheddig
2: najaas
Magac lab
3: najaasaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: najaasaysnaan
Magac dheddig
5: najaasaysnaansho
Magac lab ama dheddig
6: najaasee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: najaaseyn
Magac faleed dheddig
8: najaasnimo
Magac dheddig