Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
najaasee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Diinta
Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
Is-rogga falkan
-seeyay, -seysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: najaar
Magac lab
2: najaarnimo
Magac dheddig
3: najaas
Magac lab
4: najaasaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: najaasaysnaan
Magac dheddig
6: najaasaysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: najaaseyn
Magac faleed dheddig
8: najaasnimo
Magac dheddig