noqo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax jihadii uu ka yimid dib ugu laabasho.
2
Cid ama wax sidii hore si ka duwan isu rogid, dabeecado gaar ah yeelasho.
3
Ilmo yar saqiirid.
4
La n.: cid arrin iwm si gaar ah ugu muuqasho.
5
La n.: cid saaxiibnimo, qaraabanimo, ama xiriir kale la yeelasho.
6
Ku n.: hawl mar labaad dib ugu laabasho (cid).
Is-rogga falkan
-qtay, -qotay