Qaamuusle LogoQaamuusle

nuxuus

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nuxuus1
Magac lab
1
N. ah: xilli ay dadku sharaystaan.
2
N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto.
3
N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹; nuxus.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh

nuxuus2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².
Is-rogga falkan

-say, -stay