Qaamuusle LogoQaamuusle

nuxur

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nuxur1
Magac lab
Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
nuxur2
Magac labTaariikh
Qaybta asalka u ah iyo tilmaamaha gaarka ah ee lagu yaqaan shay.
Wadarta Magacan

-ryo, m.dh