Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
oggolow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Wax, wax oggolaaday noqosho.
Is-rogga falkan
-laaday, -laatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: oggol
Magac lab
2: oggolaan
Magac faleed dheddig
3: oggolaansho
Magac lab ama dheddig
4: oggolaysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: oggolaysiin
Magac faleed dheddig
6: oggonsi
Magac lab