Qaamuusle LogoQaamuusle

oggol

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

oggol1
Magac lab
1
O. ah: cid aan wax diiddanayn.
2
Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.
oggol2
Fal gudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax aan wax diiddanayn ahaansho.
2
Wax, wax kale ka hela ahaansho.
Is-rogga falkan

-laa, -layd