Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
leged
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
leged
1
Magac lab
la midka ah (ld):
legid
leged
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qof legdamaya dhul ku dhufasho.
Is-rogga falkan
-gday, -gedday; -gdi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: leg
Magac lab
2: legdamid
Magac faleed dheddig
3: legdan
Magac lab
4: legdanaan
Magac faleed dheddig
5: legdanaansho
Magac lab ama dheddig
6: legdid
Magac faleed dheddig
7: legdin
Magac dheddig
8: legriix
Magac lab