Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
oof
Magac dheddig
1
Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood.
2
Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: oofasho
Magac faleed dheddig
2: oofato
Magac dheddig urur
3: oofayn
Magac faleed dheddig
4: oofaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: oofaysnaan
Magac faleed dheddig
6: oofaysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: oofee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: oofi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad