qafaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qafaal1
Magac lab1
Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado.
2
Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.
qafaal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho.
2
Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay