qajeel
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qajeel1
Magac dheddig1
Rajo.
2
Sida badan, marar badan, badanaa.
Tusaale
“Qajeel buu yimaadaa”
Wadarta Magacan
-lyo, m.l
qajeel2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax rajo ka qabid.
Is-rogga falkan
-eelay, -eeshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-lyo, m.l
-eelay, -eeshay