badweyn
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
badweyn1
Magac dheddig1
Biyo badeed badan, dhul aad u ballaaran ku fadhiya oo adduunka u kala qeybiya qaarado, sida Atlaantigga, Hindiya iwm.
2
Meel badda dhexdeeda ah oo xeebta ka fog.
badweyn2
Magac dheddigJuqraafiGogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh