Qaamuusle LogoQaamuusle

qandhuufo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qandhuufo1
Magac dheddig
Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.
qandhuufo2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin.
2
Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².
Is-rogga falkan

-ftay, -fatay