Qaamuusle LogoQaamuusle

qanjidh kelyood

Magac labCilmiga-naflayd
Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula' ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.
Wadarta Magacan

-dho ..., m.l