Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qardhabo
Magac dheddig
1
Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii- siibo.
2
Nooc ka mid ah kelbadaha. 3.Manqas.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qar
Magac lab
2: qar-iskatuur
Magac lab
3: qar-iskatuurnimo
Magac dheddig
4: qar-iskaxoor
Magac lab
5: qar-iskaxoornimo
Magac dheddig
6: qaraab
Magac lab urur
7: qaraabaggoo
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: qaraabaggooyn
Magac faleed dheddig