Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qiblee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Wax dhanka qiblada u jeedin.
Is-rogga falkan
-leeyay, -leysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qiblad
Magac dheddig
2: qibleyn
Magac faleed dheddig
3: qibleysad
Magac lab
4: qibleysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: qibleysasho
Magac faleed dheddig
6: qibleysi
Magac lab
7: qibleysnaan
Magac faleed dheddig
8: qibleysnaansho
Magac lab ama dheddig