Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Qoolley-da)
Shinbiro jaadad badan ah oo kuwa u caansani surka daliig yar oo madow oo qool la moodo ku lee yihiin; ceelaljoog; hunburuq; adar; curcurri.