Qaamuusle LogoQaamuusle

qooraggoo

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn.
2
Si cadaawad leh u dagaalamid.
Is-rogga falkan

-gooyay, -goysay