Qaamuusle LogoQaamuusle

qudde

Magac lab
1
Qori dabo dheer oo la qabsado leh oo biyaha la darsado.
2
la midka ah (ld):
qunde (2)
Fandhaal weyn oo qori ka samaysan; qarsin; dhure
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l/dh