Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qunuud
Magac lab ama dheddig
Diinta
Duco la raaciyo salaadda subaxa, haddiise dhibaato timaadana la raacsho salaadaha kale.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qun
Magac lab
2: qunbe
Magac lab
3: qunde
Magac lab
4: qundhac
Magac dheddig
5: qundhacaysad
Magac lab
6: qundhacaysasho
Magac faleed dheddig
7: qundhacaysi
Magac lab
8: qundhacayso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad