Qaamuusle LogoQaamuusle

qun

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qun1
Magac lab
1
Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood.
2
Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato.
3
Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda.
4
Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.
Wadarta Magacan

-uman, m.l

qun2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Nafley meel ka tegid.
2
Arrin iwm si wanaagsan u fulid.
Is-rogga falkan

-umay, -untay; -umi