Qaamuusle LogoQaamuusle

gees

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gees1
Magac lab
1
Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
2
Dhinac; hareer.
3
Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
Wadarta Magacan

-so, m.l

gees2
Magac lab ama dheddig
1
Dhan; dhinac; jaho.
2
G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.