quraarad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
quraarad1
Magac dheddigDhalo; qarsho.
Wadarta Magacan
-do, m.l
quraarad2
Magac dheddigKiimikaWalax adag oo ilays- gudbiye ah lagana sameeyo isku kuleylinta kaalsiyam ogsaydh (laym), soodiyam kaarbooneyt iyo ciidda (silikoon IV ogsaydh). Quraaradu waa walax wiriqlaawe ah oo aan atamyadeedu ku habeysnayn raso.