Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
quwaax
Magac lab
Laan, xidid ama jirrid jilicsan oo leh dhacaan macaan oo la mashiiqsan karo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: quwaaxsasho
Magac faleed dheddig
2: quwaaxso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
3: quwad
Magac dheddig
4: quwee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: quweyn
Magac faleed dheddig
6: quweysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: quweysasho
Magac faleed dheddig
8: quweysnaan
Magac faleed dheddig