Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
raan
Magac dheddig
1
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
2
Timo ama dhogor isku guntan.
3
Geed laamihiisa buulal shimbireed ama cutubcutub miro ahi ka laal-laadaan.
Wadarta Magacan
-aamo, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: raab
Magac lab Falkaabe
2: raabac
Magac lab
3: raabacad
Magac dheddig
4: raabacid
Magac faleed dheddig
5: raabakh
Magac lab
6: raabakhid
Magac faleed dheddig
7: raabakhsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: raabakhsanaan
Magac faleed dheddig