Qaamuusle LogoQaamuusle

raatib

Magac lab
1
Quraan akhris, werdi iwm oo waqti go'an si joogto ah loo sameeyo.
2
(- byo, m.dh) Laba iniinood oo ka mid ah iniinaha tusbaxa oo tirooyin go'an u kala qaybiya tusbaxa middood. ld ratib¹ (1).