Qaamuusle LogoQaamuusle

jareer

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jareer1
Magac lab
1
Qof timo adag
2
Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin
jareer2
Magac dheddig urur
Timo adag.