Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
rafaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Nafley rafaad badid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rafaad
Magac lab
2: rafaadid
Magac faleed dheddig
3: rafaadin
Magac faleed dheddig
4: rafaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: rafaadsanaan
Magac faleed dheddig
6: rafaadsanaansho
Magac lab ama dheddig
7: rafaaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: rafaajin
Magac faleed dheddig