Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
raysoom
Magac lab
Botani
Jirid gudban oo dhulka hoostiisa marta. Waxay siisaa geedka awood uu kaga gudbo xilli una gudbo mid kale. Waxay noqon kartaa mid dhuuban oo qalqalloocan, mid jiidh leh ama mid bararsan.
Wadarta Magacan
-myo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ra'yi
Magac lab
2: ra'yibixi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: ra'yibixin
Magac faleed dheddig
4: ra'yiyayn
Magac faleed dheddig
5: ra'yiyee
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
6: ra'yulcaam
Magac lab
7: ray
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: raybosoom
Magac lab