Qaamuusle LogoQaamuusle

marin cidhiidhi

Magac labJuqraafi
Luuq badeed isku xidha laba badood oo waaweyn, waxa laga yaabaa inuu sameeyey dillaac-qoori gudbani, ama bad daafaha mareysey oo hoos u degtey ama carro guur.
Wadarta Magacan

-nno ..., m.dh