rido
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Waran, fallaar iwm ganasho.
2
Qof arrin fikrad ka dhiibasho ama ka qayb qaadasho.
3
Ka r.: dugaag ama tuug wax ay dhaceen ka badbaadsasho.
4
Ku r.: wax, wax uu qaadi karo dhex gashasho.
5
U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin.
6
U r.: wax dusha saarasho.
7
U r.: wax mas'uuliyad-diisa qaadid.
Is-rogga falkan
-itay, -idatay