riiqan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
riiqan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).
2
Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
Is-rogga falkan
-qmay, -qantay; -qmi
riiqan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).
Is-rogga falkan
-qnaa, -qnayd