Qaamuusle LogoQaamuusle

RNA

Magac dheddigBaayoloji
Iskudhis kakan oo orgaanik ah. Lagana helo unugyada nool kaas ooroob saameeya samayska borotiin. Fayrasyada qaarkood, RNAdu waxa kale oo ay u tahay walax hiddo side.