Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ruji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Geed dhulka xoog uga fujin.
2
Ku r.: cid nabar xoog ugu dhufasho.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: rujin
Magac faleed dheddig
2: rujis
Magac lab
3: rujub
Magac lab