Qaamuusle LogoQaamuusle

ruqso

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ruqso1
Magac dheddig
1
Idan; fasax.
2
Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo.
3
Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

ruqso2
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Geed si xoog leh dhul uga siibasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay