saacad
Magac dheddig
1
Qalab waqtiga lagu cabbiro oo leh meel wareegsan oo lambaro ku yaalliin iyo laba irbadood oo kala dheer oo mid saacadda muujiso midda kalena daqiiqadaha muujiso.
2
Maalinta oo 24 meelood loo qaybiyey meesheed.
3
Wakhti.
Wadarta Magacan
-do, m.l