saafan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saafan1
Magac dheddigNooc kalluun ka mid ah.
saafan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHilib wax saaf laga dhigay noqosho.
Is-rogga falkan
-fmay, -fantay; fmi
saafan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadHilib wax saaf laga dhigay ahaansho.
Is-rogga falkan
-fnaa, -fnayd