Qaamuusle LogoQaamuusle

saalaxweeto

Magac dheddig
1
Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug loogu soo hagaago.
2
Hab loo ganacsado badeeco iyadoo aan lacagteeda la bixinb lala wareego.
3
Hab ganacsi ah oo ba-deeco yaryar habda meel wareejiyo.