saaxiib
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saaxiib1
Magac labNin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.
Wadarta Magacan
-bbo, m.dh
saaxiib2
Magac dheddigNaag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.
Wadarta Magacan
-bbo, m.dh
saaxiib3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadLa s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.
Is-rogga falkan
-bay, -btay