sagsaag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sagsaag1
Magac lab1
Googoynta shaqo loo googooyo.
2
Si isweydaar ah oo makiinadda harqaanku dunta dharka ugu tosho.
3
S. ah: qof aan si joogto ah u imaan oo googoys badan.
4
S. ah: makiinad harqaan oo si isweydaar ah wax u tosha.
Wadarta Magacan
-gyo, m.dh
sagsaag2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Hawl iwm ka maqnaansho.
2
Hawl si xun u qabasho.
3
Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay