Qaamuusle LogoQaamuusle

sandal

Magac lab
1
Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha.
2
Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.