Qaamuusle LogoQaamuusle

shaambi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

shaambi1
Magac dheddig
Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.
Wadarta Magacan

-iyo, m.l

shaambi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Si aayar ah oo xarrago ku jirto u socosho.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay