Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
2
Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.
Tusaale
“T. xusuuseed”
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Taalla-da)
1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.
2. Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illaawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey; ~ xusuuseed.