Qaamuusle LogoQaamuusle

taf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

taf1
Magac dheddig
1
Maro dacalkeed.
2
Bowdada inteeda hoose.
Wadarta Magacan

-fo, m.l

taf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel aan sallaan loo fuulo lahayn korid.
2
Cid turunturreyn.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay