tafaaful
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tafaaful1
Magac lab1
Saadaal xun oo cid lala helo.
2
Sixir; fal. ld tafaawul¹.
tafaaful2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid sixrid; falid.
2
Saadaal xun la helid. ld tafaawul².
Is-rogga falkan
-ulay, -ushay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ulay, -ushay