takhsiir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
takhsiir1
Magac dheddigGanaax, ciqaab.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
takhsiir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadQof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ray, -rtay