Qaamuusle LogoQaamuusle

tallaabso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Tallaabo qaadid.
2
Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid.
3
Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid. tillaabso.
4
U t.: wax qabashadooda u gudbid. ld
Is-rogga falkan

-saday, -satay