Qaamuusle LogoQaamuusle

tilmaanso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax tilmaan u yeelasho.
2
Meel ama wax tilmaantooda xafidid.
3
Meel tilmaanteeda qaadasho.
Is-rogga falkan

-saday, -satay