Qaamuusle LogoQaamuusle

tarriiq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

tarriiq1
Magac lab
1
Dillaac, jeex.
2
Waddo laba degmo isku xirta.
tarriiq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax jeexid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday